B aabuloon dhexdeeda ka carara, oo nin kastaaba naftiisa ha la baxsado. Xumaanteeda ha ku dhex baabbi'ina, waayo, haatan waa wakhti uu Rabbigu ka aarsan doono, oo iyada wuu abaalmarin doonaa.
Run away from Babylon! Let every man save his life! Do not be destroyed in her punishment, for it is time for the Lord to punish her. He will make her pay for her sins.
Continue reading Report error