Yeremyaah 51:48 ~ Jeremiah 51:48

picture

R abbigu wuxuu leeyahay, Markaasay samada iyo dhulka iyo waxa ku jira oo dhammuba farxad ku heesi doonaan Baabuloon aawadeed, waayo, kuwa iyada baabbi'in doona ayaa xagga woqooyi uga iman doona.


Then heaven and earth and all that is in them will call out for joy over Babylon. For the destroyers will come to her from the north,” says the Lord.

Continue reading Report error