Yeremyaah 51:34 ~ Ieremia 51:34

picture

N ebukadresar oo ah boqorka Baabuloon ayaa i baabbi'iyey, wuu i burbursaday, oo weel madhan buu iga dhigay, wuuna i liqay sidii bahal weyn oo kale, oo wuxuu calooshiisa ka buuxsaday cuntadaydii macaanayd, oo dibadduu ii xooray.


Nebucadneţar, împăratul Babilonului, m'a mîncat, m'a nimicit; m'a făcut ca un vas gol; m'a înghiţit, ca un balaur, şi -a umplut pîntecele cu ce aveam mai scump, şi m'a izgonit.

Continue reading Report error