Yeremyaah 51:29 ~ Jeremiah 51:29

picture

D alku wuu gariiraa, wuuna xanuunsadaa, waayo, qasdi kasta oo Rabbigu uu Baabuloon ugu qasdiyeyba waa la oofiyaa si uu dalka Baabuloon uga dhigo cidla aan ciduna degganayn.


The land trembles and writhes in pain and sorrow, for the purposes of the Lord against Babylon stand—to make the land of Babylon a desolation without inhabitant.

Continue reading Report error