Yeremyaah 51:25 ~ Иеремия 51:25

picture

B uurta wax baabbi'isa oo dunida oo dhan halligaysay, Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal eeg, anigu col baan kugu ahay, oo gacantaydaan kugu dul fidin doonaa, oo waxaan hoos kaga soo giringirin doonaa dhagaxyada dushooda, oo waxaan kaa dhigi doonaa buur gubatay.


– Я против тебя, гора погибели, губящая всю землю, – возвещает Господь. – Я простру на тебя Свою руку и низвергну тебя со скал; Я сделаю тебя обгорелой горой.

Continue reading Report error