R abbiga ciidammadu wuxuu ku dhaartay nafsaddiisa, oo wuxuu yidhi, Sida xaqiiqada ah waxaan kaa buuxin doonaa rag sida koronkorro u faro badan, oo iyana way kugu qaylin doonaan.
Sworn hath Jehovah of Hosts by Himself, That, Surely I have filled thee men as the cankerworm, And they have cried against thee -- shouting.
Continue reading Report error