B al eega, isagu wuxuu kibirka Webi Urdun uga soo dhex bixi doonaa sida libaax oo kale, oo wuxuu ku soo kici doonaa rugta xoogga badan, laakiinse anigu waxaan ka dhigi doonaa inay degdeg uga cararaan, oo waxaan madax uga dhigi doonaa kii la doortay, waayo, bal yaa ila mid ah? Oo bal yaa wakhtiga ii sheegi doona? Oo waa ayo adhijirka hortayda soo istaagi doona?
– Словно лев, который выходит из иорданской чащи на роскошные пастбища, Я во мгновение ока изгоню жителей Вавилона из их земель и поставлю над ними того, кого изберу. Кто подобен Мне? Кто спросит с Меня? Какой правитель может противостоять Мне?
Continue reading Report error