O o seef baa u diyaar ah fardahooda, iyo gaadhifardoodyadooda, iyo dadka isku qasan oo dhexdeeda jooga oo dhan, oo waxay noqon doonaan sida naago oo kale. Oo khasnadaheedana seef baa u diyaar ah, oo iyana waa la dhici doonaa.
A sword on his horses and on his chariot, And on all the rabble who in her midst, And they have become women; A sword on her treasuries, And they have been spoiled;
Continue reading Report error