O o kan kibirka badanuna wuu turunturoon doonaa, wuuna dhici doonaa, oo ciduna ma sara kicin doonto. Oo magaalooyinkiisana dab baan ku dayn doonaa, oo dabkaasuna wuxuu wada baabbi'in doonaa inta hareerihiisa ku wareegsan oo dhan.
Горделивият ще се препъне и падне, И не ще има кой да го дигне; И ще запаля огън в градовете му, Който ще погълне всичко около него.
Continue reading Report error