Yeremyaah 50:31 ~ Иеремия 50:31

picture

S ayidka ah Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Bal eeg, kan kibirka badanow, anigu col baan kugu ahay, waayo, waxaa yimid maalintaadii taasoo ah wakhtigii aan ku ciqaabi lahaa.


Вот, Я--на тебя, гордыня, говорит Господь Бог Саваоф; ибо пришел день твой, время посещения твоего.

Continue reading Report error