Yeremyaah 50:21 ~ Jeremias 50:21

picture

R abbigu wuxuu leeyahay, Ku soo kaca dalka Meraatayim, iyo dadka Feqood degganba. Laaya oo wada baabbi'iya oo sidaan idinku amray oo dhan yeela.


“Ataquem a terra de Merataim e aqueles que moram em Pecode. Persigam-nos, matem-nos e destruam-nos totalmente”, declara o Senhor. “Façam tudo o que lhes ordenei.

Continue reading Report error