Yeremyaah 50:20 ~ Єремія 50:20

picture

R abbigu wuxuu leeyahay, Maalmahaas iyo wakhtigaas waxaa la doondooni doonaa xumaantii dadka Israa'iil oo innaba ma ay jiri doonto, iyo dembiyadii dadka Yahuudah oo innaba lama heli doono, waayo, kuwii aan soo reebay waan saamixi doonaa.


За тих днів й того часу говорить Господь будуть шукати провину Ізраїлеву, та не буде її, і прогріхи Юди, одначе не знайдені будуть вони, бо пробачу тому, кого Я позоставлю!

Continue reading Report error