Yeremyaah 50:11 ~ Єремія 50:11

picture

K uwiinna dhaxalkayga dhacayow, in kastoo aad faraxdaan oo aad rayraysaan, iyo in kastoo aad u cayishaan sida qaalin lo'aad oo daaqsin fiican dhex joogta, amase aad danantaan sida fardo xoog badan oo kale,


Бо радієте ви, бо втішаєтесь ви, що спадщину Мою розграбовуєте, бо ви скачете, мов те теля по траві, та іржете, немов румаки...

Continue reading Report error