Yeremyaah 5:28 ~ ﺃﺭﻣﻴﺎء 5:28

picture

A ad bay u buurnaadeen oo cayileen, oo xataa falimaha sharka ahna aad bay u badiyaan, ma garsooraan oo agoontana uma ay muddacaan si ay u barwaaqoobaan, oo masaakiintana xaqooda uma ay sameeyaan.


سَمِينُونَ وَناعِمُونَ. لا يَعرِفُونَ حَدّاً لِشُرُورِهِمْ، وَلا يَحكُمُونَ بِالعَدلِ. لا يُنْصِفُونَ اليَتِيمَ، وَلا يُدافِعُونَ عَنْ حُقُوقِ الفُقَراءِ.»

Continue reading Report error