Yeremyaah 5:19 ~ 耶 利 米 書 5:19

picture

O o markay yidhaahdaan, Rabbiga Ilaahayaga ahu bal muxuu waxyaalahan oo dhan noogu sameeyey? Kolkaas waxaad ku tidhaahdaa, Sidaad Rabbiga uga tagteen, oo aad ilaahyo qalaad dalkiinna ugu dhex adeegteen, sidaas oo kalaad shisheeyayaal ugu dhex adeegi doontaan dal aan kiinna ahayn.


百 姓 若 說 : 耶 和 華 ─ 我 們 的 神 為 甚 麼 向 我 們 行 這 一 切 事 呢 ? 你 就 對 他 們 說 : 你 們 怎 樣 離 棄 耶 和 華 ( 原 文 是 我 ) , 在 你 們 的 地 上 事 奉 外 邦 神 , 也 必 照 樣 在 不 屬 你 們 的 地 上 事 奉 外 邦 人 。

Continue reading Report error