R abbigu wuxuu leeyahay, Dadka Israa'iilow, bal ogaada, quruun baan meel fog idinkaga keeni doonaa, oo taasu waa quruun xoog badan, oo waa quruun tan iyo waa hore jirtay, oo waa quruun aydaan afkeeda aqoon, oo aydaan innaba garanayn wax alla waxay yidhaahdaanba.
“Behold, I am bringing a nation against you from afar, O house of Israel,” declares the Lord. “It is an enduring nation, It is an ancient nation, A nation whose language you do not know, Nor can you understand what they say.
Continue reading Report error