B al jidadka Yeruusaalem hore iyo dib ugu orda, oo bal fiiriya, oo garta, oo meelaheeda balballaadhanna ka doondoona nin qudha oo caddaalad sameeya oo runta doondoona, oo haddaad ka heli kartaanna iyada waan cafiyi doonaa.
“Run back and forth through the streets of Jerusalem, and see now, and know, and seek in its wide places, if you can find a man, if there are any who does justly, who seeks truth; and I will pardon her.
Continue reading Report error