Yeremyaah 49:37 ~ Еремия 49:37

picture

W aayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Anigu waxaan ka dhigi doonaa in reer Ceelaam ay ku hor naxaan cadaawayaashooda iyo kuwa naftooda doondoonaya, oo masiibo ah cadhadayda kulul ayaan ku soo dejin doonaa, oo seefna waan ka daba diri doonaa, ilaa aan baabba' ka dhigo.


И Аз ще разтреперя еламците пред неприятелите им, И пред ония, които искат живота им; И ще докарам върху тях зло - Пламенният Си гняв, казва Господ; Ще пратя и нож подир тях Докле ги довърша.

Continue reading Report error