Yeremyaah 49:33 ~ Jeremias 49:33

picture

O o Xaasoorna waxay noqon doontaa meel dawacooyin ku hoydaan iyo meel weligeed cidla ah, ciduna halkaas ma joogi doonto oo innaba binu-aadmina ma degganaan doono. Farriin Ku Saabsanaa Ceelaam


“Hazor se tornará uma habitação de chacais, uma ruína para sempre. Ninguém mais habitará ali, nenhum homem residirá nela.” Mensagem acerca de Elão

Continue reading Report error