Yeremyaah 49:32 ~ Еремия 49:32

picture

O o Rabbigu wuxuu leeyahay, Geeloodu wuxuu noqon doonaa booli, oo xoolahooda badanna waa la kala boobi doonaa, oo waxaan dabaylaha oo dhan u kala firdhin doonaa kuwa timaha dhinacyada ka jarta, oo masiibadoodana waxaan kaga soo dayn doonaa dhinac kasta.


Камилите им ще бъдат за обир и многото им добитък - за плячка; Аз ще разпръсна по всички ветрища онези, които си стрижат издадените части на косата, и ще докарам погибелта им от всяка тяхна страна, казва Господ.

Continue reading Report error