C arruurtaada agoonta ah ka tag oo aniguna waan xannaanayn doonaa si ay u sii noolaadaan, oo carmalladaaduna ha isku kay halleeyeen.
Leave thine orphans, I will preserve them alive; and let thy widows trust in me.