Yeremyaah 49:10 ~ Еремия 49:10

picture

L aakiinse anigu reer Ceesaw waan qaawiyey, oo meelihiisii qarsoonaana daahaan ka wada qaaday, oo isna ma uu kari doono inuu isqariyo. Farcankiisii iyo walaalihiis iyo deriskiisiiba way wada baabbe'een oo isagiina innaba ma jiro.


Но Аз оголих Исав, открих скришните му места и той няма да може да се скрие; бяха разграбени домът му, братята му и съседите му. И него го няма.

Continue reading Report error