Yeremyaah 48:7 ~ Jeremías 48:7

picture

W aayo, waxaad isku hallaysay shuqulladaada iyo khasnadahaaga, oo sidaas daraaddeed adigana waa lagu qabsan doonaa, oo Kemooshna maxaabiis ahaan buu u bixi doonaa, isaga iyo wadaaddadiisa, iyo amiirradiisaba.


Por cuanto confiaste en tus bienes y en tus tesoros, tú también serás conquistada. Quemos será llevado en cautiverio, junto con sus sacerdotes y sus príncipes.

Continue reading Report error