Yeremyaah 48:46 ~ Jeremiah 48:46

picture

M oo'aabow, adigaa iska hoogay, Kemoosh dadkiisii way wada halligmeen, maxaa yeelay, wiilashaadii maxaabiis ahaan baa loo kaxaystay, oo gabdhahaagiina waa la wada kaxaystay.


Woe to you, O Moab! the people of Chemosh is undone; for your sons are taken away captive, and your daughters into captivity.

Continue reading Report error