Yeremyaah 48:44 ~ Ieremia 48:44

picture

K ii cabsida ka cararaa wuxuu ku dhici doonaa yamayska, oo kii yamayska ka soo baxana waxaa qaban doona dabinka, waayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Waxaan reer Moo'aab ku soo dul dejin doonaa sannaddii ciqaabiddooda.


Cine va fugi de teroare va cădea în groapă, şi cine se va ridica din groapă va fi prins în laţ, căci Eu aduc asupra Moabului anul pedepsei lui, zice Domnul.

Continue reading Report error