Yeremyaah 48:37 ~ Jeremiah 48:37

picture

W aayo, madax kastaba waa la xiiray, oo gadh kastaba waa la jaray, oo gacmaha oo dhanna nabaraa ku kor yaal, oo dhexdana joonyad baa ku xidhan.


For every head shall be bald, and every beard clipped: upon all the hands shall be cuttings, and upon the loins sackcloth.

Continue reading Report error