O o sidaas daraaddeed dalka Moo'aab aawadiis qalbigaygu waa u dhawaaqaa sida biibiile oo kale, oo dadka Qiir Xeres aawadoodna qalbigaygu sida biibiile oo kale waa u dhawaaqaa, saas aawadeed maalkii badnaa ee ay heleen waa ka wada baabba'ay.
“So My heart cries out for Moab like a horn. My heart cries like a horn also for the men of Kir-heres. The riches they had for themselves have been lost.
Continue reading Report error