Yeremyaah 48:34 ~ Иеремия 48:34

picture

Q ayladii Xeshboon waxay gaadhay Elecaaleeh iyo tan iyo Yahas, oo waxaa laga dhawaaqay Socar iyo ilaa Xoronayim iyo ilaa Ceglad Shelishiyaah, waayo, xataa biyihii Nimriim way baabba'ayaan.


От Хешбона до Елеалы раздаются рыдания; крики слышны до самого Иахаца, от Цоара до Хоронаима и Эглат-Шлешия, ведь даже воды реки Нимрима пересохнут.

Continue reading Report error