Yeremyaah 48:33 ~ Еремия 48:33

picture

F arxadda iyo rayraynta waa laga qaaday beertii midhaha badnayd iyo dalka Moo'aabba, oo waxaan ka dhigay in khamri macsarooyinka laga waayo, oo ciduna kuma tuman doonto iyagoo heesaya, oo heestooduna innaba hees ma noqon doonto.


Отне се веселието и радостта От плодоносното поле и от Моавската земя; И спрях виното от линовете, Та да няма вече кой да тъпче грозде с възклицание; Възклицание няма да се чуе.

Continue reading Report error