Yeremyaah 48:28 ~ 耶 利 米 書 48:28

picture

K uwa dalka Moo'aab degganow, magaalooyinka ka taga, oo dhagaxa weyn ku hoyda, oo waxaad la mid noqotaan sidii qoolleyda buulkeeda ka samaysata dhinacyada bohol afkeeda.


摩 押 的 居 民 哪 , 要 离 开 城 邑 , 住 在 山 崖 里 , 像 鸽 子 在 深 渊 口 上 搭 窝 。

Continue reading Report error