Yeremyaah 48:27 ~ Jeremías 48:27

picture

W aayo, miyaan dalka Israa'iil wax lagu qoslo kuu ahayn? Miyaase isaga laga helay tuugag dhexdood? Waayo, markaad isaga ka hadashidba madaxaad ruxruxdaa.


¿Acaso no fue Israel objeto de burla para ti ? ¿O fue sorprendido entre ladrones ? Porque cada vez que hablas de él, te burlas.

Continue reading Report error