M oo'aab masiibadiisii mar dhow bay imanaysaa, oo dhibtiisiina aad iyo aad bay u soo degdegaysaa.
La ruina de Moab pronto vendrá, y su calamidad se ha apresurado mucho.