Yeremyaah 47:2 ~ Иеремия 47:2

picture

R abbigu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, xagga woqooyi biyaa ka soo kici doona, oo waxay noqon doonaan webi aad u daadanaya, oo waxay qarqin doonaan dalka iyo waxa ku dhex jira oo dhan, iyo magaalada iyo waxa dhex degganba, oo markaas ayaa raggu qaylin doonaa, oo dadka dalka deggan oo dhammuna way wada ooyi doonaan.


Так говорит Господь: – Вот, поднимаются воды с севера и разольются паводком. Они затопят землю и все, что на ней, города и живущих в них. Люди будут кричать, все живущие на земле будут плакать

Continue reading Report error