Yeremyaah 46:8 ~ Єремія 46:8

picture

D alka Masar ayaa u kaca sida Webi Niil, oo biyihiisuna way u rogrogmadaan sida webiyaasha oo kale, oo wuxuu leeyahay, Anigu waan kacayaa, oo dhulkaan dabooli doonaa, waanan baabbi'in doonaa magaalada iyo dadka dhex degganba.


Єгипет, немов та Ріка, підіймається він, мов річки, його води хвилюються, і каже: Підіймуся, покрию я землю, і вигублю місто й мешканців його!

Continue reading Report error