Yeremyaah 46:5 ~ Jeremiah 46:5

picture

B al maxaan u arkay? Way nexeen oo dib bay u sii noqdeen, oo kuwoodii xoogga badnaa waa la wada dilay, oo degdeg bay u carareen, dibna uma ay soo jeesan, waayo, cabsi baa dhinac kasta kaga hareeraysnayd, ayaa Rabbigu leeyahay.


Why do I see them dismayed, turned away back? And their mighty ones are beaten down, and take to flight, and look not back? Terror on every side, saith Jehovah.

Continue reading Report error