Yeremyaah 46:4 ~ ﺃﺭﻣﻴﺎء 46:4

picture

F ardoleydoy, fardaha heenseeya oo fuula, oo isa soo safa idinkoo koofiyadihiinna dagaalka qaba, oo warmaha afaysta, oo waxaad soo xidhataan dharka birta ah.


أسرِجُوا الخَيلَ، وَلْيَركَبِ الفُرسانُ عَلَى خَيلِهِمْ. قِفُوا فِي مَواقِعِكُمْ وَالخُوَذُ عَلَى رُؤُوسِكُمْ، اصقُلُوا رِماحَكُمْ، البَسُوا دُرُوعَكُمْ.

Continue reading Report error