L aakiinse, addoonkayga reer Yacquubow, ha cabsan, hana nixin, reer binu Israa'iilow, waayo, bal eeg, meel fog baan kaa badbaadin doonaa, oo farcankaagana waxaan ka badbaadin doonaa dalka ay maxaabiista ku yihiin, oo reer Yacquub wuu soo noqon doonaa oo wuu iska xasilloonaan doonaa oo iska istareexi doonaa, oo ciduna ma cabsiin doonto innaba.
“But as for you, O Jacob My servant, do not fear, Nor be dismayed, O Israel! For, see, I am going to save you from afar, And your descendants from the land of their captivity; And Jacob will return and be undisturbed And secure, with no one making him tremble.
Continue reading Report error