Yeremyaah 46:26 ~ ﺃﺭﻣﻴﺎء 46:26

picture

O o waxaan ku ridi doonaa gacanta kuwa naftooda doondoonaya, iyo gacanta Nebukadresar oo ah boqorka Baabuloon, iyo gacanta addoommadiisa, oo markaas dabadeedna waa loo degi doonaa sidii waayihii hore, ayaa Rabbigu leeyahay.


سَأُسَلِّمُهُمْ إلَى يَدِ الَّذِينَ يُرِيدُونَ قَتلَهُمْ، لِيَدِ نَبُوخَذْناصَّرَ وَلِيَدِ خُدّامِهِ. وَبَعدَ ذَلِكَ سَتَعُودُ لِتُسْكَنَ كَما كانَتْ فِي الماضِي،» يَقُولُ اللهُ. رِسالَةُ اللهِ عَنْ إسْرائِيل

Continue reading Report error