Yeremyaah 46:25 ~ ﺃﺭﻣﻴﺎء 46:25

picture

R abbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Bal ogaada, waan wada ciqaabi doonaa Aamoon oo ah ilaaha Noo, iyo Fircoon, iyo Masar, iyo ilaahyadiisa, iyo boqorradiisa, iyo xataa Fircoon iyo kuwa isaga isku halleeyaba.


يَقُولُ اللهُ القَدِيرُ، إلَهُ إسْرائِيلَ: «سَأُعاقِبُ أمُونَ وَفِرْعَونَ وَمِصرَ وَكُلَّ آلِهَتِها وَمُلُوكِها. سَأُعاقِبُ فِرعَوْنَ وَجَميعَ المُتَّكِلِينَ عَلَيهِ.

Continue reading Report error