Yeremyaah 46:14 ~ Jeremiah 46:14

picture

M asar ka dhex sheega, oo Migdol ka dhex naadiya, oo weliba ka dhex naadiya Nof iyo Taxfanxeesba, oo waxaad tidhaahdaan, Istaag oo isdiyaari, waayo, intii kugu wareegsanayd oo dhan seef baa baabbi'isay.


Declare in Egypt, and publish in Migdol, and publish in Memphis and in Tahpanhes: say, Stand up, and prepare; for the sword has devoured around you.

Continue reading Report error