Yeremyaah 46:10 ~ 耶 利 米 書 46:10

picture

W aayo, taasu waa maalintii Sayidka ah Rabbiga ciidammada, waana maalin aarsasho, oo uu cadaawayaashiisa ka aarsan doono. Seeftuna way wada baabbi'in doontaa, wayna ka dhergi doontaa, oo dhiiggooday ku sakhraami doontaa, waayo, Sayidka ah Rabbiga ciidammadu wuxuu qurbaan ku samaynayaa dalka woqooyi Webi Yufraad agtiisa.


那 日 是 主 ─ 萬 軍 之 耶 和 華 報 仇 的 日 子 , 要 向 敵 人 報 仇 。 刀 劍 必 吞 吃 得 飽 , 飲 血 飲 足 ; 因 為 主 ─ 萬 軍 之 耶 和 華 在 北 方 伯 拉 河 邊 有 獻 祭 的 事 。

Continue reading Report error