Yeremyaah 44:8 ~ 耶 利 米 書 44:8

picture

W axaad igaga cadhaysiisaan shuqullada gacmihiinna idinkoo ilaahyo kale foox ugu shidaya dalka Masar oo aad u tagteen inaad degtaan, si laydiin wada baabbi'iyo oo aad quruumaha dunida oo dhan ugu dhex ahaataan inkaar iyo cay.


就 是 因 你 们 手 所 做 的 , 在 所 去 寄 居 的 埃 及 地 向 别 神 烧 香 惹 我 发 怒 , 使 你 们 被 剪 除 , 在 天 下 万 国 中 令 人 咒 诅 羞 辱 。

Continue reading Report error