Yeremyaah 44:29 ~ Jeremiah 44:29

picture

O o Rabbigu wuxuu leeyahay, Waxaa calaamad idiin noqon doonta inaan meeshan idinku ciqaabi doona, si aad ku ogaataan in erayadaydu ay xaqiiqa ahaan idiinku rumoobi doonaan inaan masiibo idinku dejin doono.


And this shall be a sign unto you, saith the LORD, that I will visit you in this place, that ye may know that my words shall surely stand against you for evil:

Continue reading Report error