Yeremyaah 44:28 ~ Иеремия 44:28

picture

O o kuwa seefta ka baxsada ayaa dalka Masar ka noqon doona oo waxay geli doonaan dalkii Yahuudah, waxayna ahaan doonaan qaar tiro yar, oo kuwa dadka Yahuudah ka hadhay oo dalka Masar u galay inay halkaas joogaan oo dhan waxay wada ogaan doonaan erayadayda iyo kuwooda kuwii rumooba.


Тех же, кто спасется от меча и вернется из Египта в иудейскую землю, будет очень мало. Тогда весь оставшийся народ Иудеи, который пришел в Египет, чтобы поселиться там, узнает, чье слово сбудется, Мое или их.

Continue reading Report error