R abbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Idinka iyo naagihiinnuba afkiinnaad ku hadasheen oo gacmihiinnaad ku oofiseen, oo waxaad tidhaahdeen, Sida xaqiiqada ah annagu waannu oofin doonnaa nidarradayadii aannu u nidarnay inaannu foox boqoradda samada u shidno, iyo inaannu iyaga qurbaanno cabniin ah u daadinno, haddaba nidarradiinna oofiya, oo nidarradiinna wada sameeya.
This is what the Lord of All, the God of Israel, says: ‘You and your wives have said with your mouths and have done it with your hands, saying, “For sure we will keep our promises to burn special perfume to the queen of heaven and pour out drink gifts to her.” Then keep your promises! Do what you have promised!’
Continue reading Report error