Yeremyaah 44:2 ~ 耶 利 米 書 44:2

picture

R abbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Waad aragteen masiibadii aan Yeruusaalem iyo magaalooyinkii reer Yahuudah oo dhan ku dejiyey, oo bal eega, maantadan iyagu waa cidla, oo ciduna halkaas ma dhex deggana,


萬 軍 之 耶 和 華 ─ 以 色 列 的 神 如 此 說 : 我 所 降 與 耶 路 撒 冷 和 猶 大 各 城 的 一 切 災 禍 你 們 都 看 見 了 。 那 些 城 邑 今 日 荒 涼 , 無 人 居 住 ;

Continue reading Report error