Yeremyaah 44:15 ~ 耶 利 米 書 44:15

picture

M arkaas dhammaan raggii ogaa inay naagahoodu ilaahyo kale foox u shidaan, iyo naagihii ag taagnaa oo dhan, kuwaasoo ahaa dad faro badan oo ahaa dadkii degganaa dalka Fatroos oo Masar ku yaal oo dhan waxay Yeremyaah ugu jawaabeen,


那 些 住 在 埃 及 地 巴 忒 羅 知 道 自 己 妻 子 向 別 神 燒 香 的 , 與 旁 邊 站 立 的 眾 婦 女 , 聚 集 成 群 , 回 答 耶 利 米 說 :

Continue reading Report error