Yeremyaah 44:12 ~ Иеремия 44:12

picture

O o waxaan qaadan doonaa kuwa dadka Yahuudah ka hadhay ee wejigooda ku qummaatiyey inay dalka Masar galaan oo ay halkaas degaan, oo kulligoodna way wada baabbi'i doonaan, oo waxay ku le'an doonaan dalka Masar. Waxaa baabba' ka dhigi doona seef iyo abaar, wayna wada dhiman doonaan, oo kan ugu yar ilaa kan ugu weyn waxay ku baabbi'i doonaan seef iyo abaar, oo waxay wada noqon doonaan wax aad loo karho, iyo wax laga yaabo, iyo inkaar iyo cay.


Я заберу уцелевших иудеев, которые решили идти в Египет и поселиться там. Все они погибнут в Египте; они падут от меча или умрут от голода. Все, от малого до великого, умрут от меча или голода. Они станут предметом проклятий и ужаса, порицания и презрения.

Continue reading Report error