Yeremyaah 43:12 ~ Еремия 43:12

picture

O o waxaan dab ku dayn doonaa guryaha ilaahyada Masar, oo isna wuu gubi doonaa, oo maxaabiis ahaan buu u kaxaysan doonaa, oo isagu wuxuu dalka Masar u huwan doonaa sida adhijir uu dharkiisa u huwado oo kale, oo halkaasna nabad buu kaga bixi doonaa.


И Аз ще запаля огън в капищата на египетските богове, и той ще ги изгори, а тях ще занесе в плен; и ще се облече с египетската земя както овчар облича дрехата си; и ще излезе от там с мир.

Continue reading Report error