Yeremyaah 43:10 ~ Еремия 43:10

picture

O o waxaad iyaga ku tidhaadaa, Rabbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Bal ogaada, waxaan soo kaxayn doonaa addoonkayga Nebukadresar oo ah boqorka Baabuloon, oo carshigiisaan ka dul qotomin doonaa dhagaxantan aan qariyey, oo isna wuxuu ku dul fidin doonaa taambuuggiisa boqornimo.


Така казва Господ на Силите, Израилевият Бог: Ето, ще пратя, та ще взема слугата Си вавилонския цар Навуходоносора, и ще поставя престола му върху тия камъни, които постлах, и той ще разпъне царския си шатър върху тях.

Continue reading Report error